Qorshaha Ingiriiska Ee Sii Amba-qaadka Wada Hadalada Somaliya Iyo Weedha Wasiirka Khaarajiga Somaliland
May 19th, 2012 | NEWS | No Comment
Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa sheegay in dawlada ku meel-gaadhka ah ee Somaliya ay ogolaatay inay wax ka qabato khaladaadkii ka yimid dhankeeda ee caqabada ku ...
Munaasabad Shahaadooyin lagu Guuddoonsiinayay Arday bartay Caafimaadka oo ka dhacday Magaalada Baydhabo (SAWIRRO)
May 19th, 2012 | NEWS | No Comment
Munaasabad ay ku qalin-jabinayeen dufcadii labaad oo wax-ka-bartay kuliyada caafimaadka ee jamaacadda Koonfurta Soomaaliya ee magaalada Baydhabo ayaa shalay lagu qabtay magaaladaas, waxaana ardaydan ay muddo laba sano ah baranayeen ...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Xarigga ka jiray Dhismo cusub oo ay ku shaqeyn doonaan Mas’uuliyiinta Baladweyne (SAWIRRO)
May 19th, 2012 | NEWS | No Comment
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Cabdifitaax Xasan Afrax oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa iyo mas'uuliyiinta maamulka degmada ayaa maanta xariga ka jiray dhismo cusub oo ay ku sii shaqeyn doonaan mas’uuliyiinta maamulka ...
Xafladii Awdal State ee Dalka Norway Caasimadiisa Oslo Qaybtii 2aad(Video)
May 19th, 2012 | NEWS | No Comment
Gudomiyaha Awdal State ee Gobolada Awdal,Sala iyo Gabiiley,Ayaanle Siciid Khaliif oo ka hadalay 18 May(video)
May 19th, 2012 | NEWS | No Comment
London(Subulahanews)Ayaanle Siciid Khaliif oo ah Gudoomiyahay Awdal state u jooga Gobolada Awdala, Salal iyo Gabilay ayaa Si adag uga hadlay dabaal daga reer Awdal iyo Salal ku soo dhaweeyeyn maalinta ...
Xaaji Muuse Weheliye oo Kamida ah Duubabka Hawiye iyo hadalkii u ka jeediyye Soo dhaweyntii Ugaas Cabdirashiid iyo Suldaan Wabar ee London(Dhagayso)
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
Suldaan Guud ee Beelaha J/Yoonis Suldaan Abiibakar Cilmi Wabar iyo Khudbadii qiimaha badan ee Uka jeediyey magaalada London.
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
18-KA May Oo Markii u horaysay aan Hargysa laga wada xusin, Waxaa Masuul ka ah Dawlada Kulmiye
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
Hargysa,(Subulahanews)Waxa maantabka dhacday magaalada Hargysa fadeeaxd aad u xun oo aan marna laga filayin in ay ka dhacdo caasimada Somaliland waxa maanta laga xusay uun 18-ka May madaxtooyada iyo xaafadaha ...
Ogeysiis Ku Socda Dhammaan Dadka Reer Awdal Ee Ku Dhaqan Magaalada London Iyo Nawaaxigeeda.
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
Dhammaan dadka Reer Awdal ee ku nool London iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa kulan muhiima oo loogu baroor diiqayo Marxuum Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jawhar oo todobaadkan shil baabuur ku ...
Somali fishermen beg end to anti-piracy air strikes (AFP)
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
MOGADISHU(AFP) — Somali fisherman pleaded Friday for international navies protecting shipping to halt air strikes on coastal villages, after the EU Naval Force struck a pirate base for the first ...
Madaxwaynaha Somaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo Wafti u hogaaminaayo Galabta Gaadhay Wadanka Brundi
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
Muqdisho(Subulahanews)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray maqribnimadii caawa dalka Burundi halkaasi oo Madaxweynuhu kulammo kula leeyahay Madaxda Wadanka Burundi.
Wafdiga Madaxweyne Sheekh Shariif ...
Dawlada Maraykanaka Aydaa Ciidamada Xoogada Dalka Somaaliyee Ugu Deeqday Gaadiida Ciidan oo Farobadan(SAWIRO)
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
Muqdisho(Subulahanews)Dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay gaadiid kala duwan oo ay dowladda Mareykanka ugu deeqday Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya kadib munaasabad lagu qabtay magaalada muqdisho.
Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ...
Nasashada Subulaha iyo Al Fanaan Cumar Shooli , Hees Cusub SULEEKH (Video)
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
Photo News:Maanta Sidee looga Xusay 18 May Magaalada Hargaysa(SAWIRO)
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
Khudbadii Madaxwayne Siilaanyo ee Xuska 18 May ee Hargaysa hoos ka akhri iyadoo Dhamasytiran
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
AMHUURIYADDA SOMALILAND
Date: 18 May 2012
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM
Madaxda Sharafta leh ee Golayaasha Qaranka iyo guud ahaanba shacbiga Somaliland.
Waxa aan idinku salaamayaa salaanta islaamka Asalaamu caleekum wa-raxmatulaahi wa-barakaatu
Mudanayaal iyo marwooyin
Marka hore waxa ...
18-ka May Dadka Waqooyiga Kama Wada dhexayso Waa Muruqa labo-suul Ee Ninba Si Ku ah.
Sanadihii jahawareerka, Somaliya waxa ka samaysmay ururo badan oo reer waliba urur ama sadex xarafbuu astaan ka dhigtay.Ururadani qaar hubaysnaa oo dagaal la galay xukunkii Siyaad barre iyo kuwo aan ...
Al Hamaami (Omer Al Amriki) ayaa Wax u qoray Document ka kooban 127 oo u kaga hadalay noloshiida iyo Sida ugu Darsaday Noloshii uu Ku soo koray(Hoos ka akhri iyadoo English ah)
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
The Alabama man wanted by the FBI and indicted for providing support to one of the most ruthless Al Qaeda franchises has no regrets about his life on the lam ...
Xafladii AWDAL STATE ee NORWAY, OSLO Ciyaaro Xiisa badan(Video part 2)
May 18th, 2012 | NEWS | No Comment
Maxkamadda Sare oo Muddaysay Dhegaysiga Dacwad u Dhexaysa Hoggaanka Xisbiga UDUB
May 17th, 2012 | NEWS | No Comment
Hargeysa (Subulahanews) Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa markii u horreysay muddaysay dhegaysiga dawcad la xidhiidha khilaaf ka dhex oogan hoggaanka sare ee xisbiga mucaaridka ah ...
Daawo Khudbadii Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi Uu Ka Jeediyey Xafladii Loogu Qabtey Wembley Plaza Hutel Ee Magaalada London
May 17th, 2012 | NEWS | No Comment
London(Subulahanews)
Ururwaynaha Samafalka Ee TAWFIIQ Oo Maanta Soo Afmeeray Dhisme Guri Oo Ay U Dhisayeen Qoys Dhamaantii Dhimirka Wax Ka Qaba Magaalada Boorama(SAWIRO)
May 17th, 2012 | NEWS | No Comment
Borama(Subulahanews)Ururwaynaha Samafalka Tawfiiq ayaa maanta soo afmeeray dhisme laba maqsina oo ay in dhawaalaba u wadeen qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool xaafada Sheekh Axmed Salaan ...
