London (Subulaha News) Dikreeto kasoo baxdey Xafiiska Madaxtooyada Awdal State ee Soomaaliyeed
Dhismaha Golaha Wasiirada iyo ku Xigeenada Maamul Goboleedka Awdal-State Ee Somaaliyeed.
Bismillaahi Raxmaani Raxiim;
Madaxweynaha maamul Goboleedka Awdal-State Ee Somaliyeed Garyaqaan Rashid Aw-Nur Xirsi , isagoo tix-raacaya dastuurka Awdal-State, ogaadayna hufnaanta, aqoonta, daacadnimada, aaminsanaanta hadafyada Awdal-State iyo kartida ay leeyihiin, isla markaasna la tashaday, Madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Awdal-State Mudane Abdullahi Abdirahman Mahamed Ka dib markii uu arkay baahida jirta awgeed ayaa waxa uu magacaabay xubnaha wasiirada iyo Ku xigeenada maamul goboleedka Awdal- State ee hoos ku taxan :-
1. Asiya Muse Bashir—Wasiirka Wasaarada Arimaha Haweenka iyo Hore u marinta Qoyska .
2. Dr. Maxamed Adan Riirash—Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka
3. Cumer Ismaciil Sh. Muxumed —Wasiirka Wasaarada Maaliyada .
4. Siciid Maxamed Farah —Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha
5. Mahdi Muse Isaaq —Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hidaha iyo tacliinta sare .
6. Maxamad Awale —–Wasiirka Wasaarada Beeraha
7. Col. Xassan Xuseen Rirash—-Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada .
8. A/wahab Sh. Osman Qalinle —Wasiirka Wasaarada Warfaafinta .
9. A/llahi Daahir Bookh. —-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka .
10. Sulebaan Muse Hami —Wasiirka Wasaarada Garsooka Iyo Arimaha Diinta .
11. Abdi Huseen Ahmed –Wasiirka Wasaarada Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka .
12. Prof.Idiris Madar Osman –Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada .
13. Farxaan Adan Warsame —-Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga .
14. Samaroon Roble Hassan—– Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Warfaafinta .
15. A/rashid A/rahman Ibrahim —-Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka .
16. Sahra Osman Suldan —–Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Maaliyada
17. Adam Muuse Amoud —-Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta Sare .
18. Xasan Mumin Obsiye —Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha
19. Mahamed Mahamoud Suldan————— -Wasiir Ku/Xigeenka Wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada.
20. Dr.Khadra A/llahi Hassan—-Wasiirka Wasaarada Ganacsiga .
21. Idil A/llahi Hassan –Gudoomiye Ku /Xigeenka Xafiiska Madaxtooyada.
WABILLAHI – TAWFIIQ !!
Maxamed Xasan Farah
London, Uk.