JAMHUURIYADDA SOMALILAND,Republic    of 

                          SOMALILAND                 
                  

Wasaaradda Madaxtooyada JSL.

17/12/2011

 

HAMBALYO  Meher Wacan

 

  1. 1.    Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Xasan Cabdi Madar
  2. 2.    Maareeyaha Xafiiska Sama-walka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland  Marwo: Aamina Maxamuud Diiriye
  3. 3.    Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada Mudane Abshir Xasan Xaashi
  4. 4.    Agaasimaha Munaasibaadka Madaxtooyada Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi)
  5. 5.    Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada Maxamed Xirsi Xasan (Digaale) iyo Dhamaan La-taliyeyaasha Madaxweynaha JSL & sidoo kale Dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda Madaxtooyadu waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan HODAN AXMED JAAMAC IYO CALI MAHDI XUSEEN oo Meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa 15/12/2011.

Dhamaan Bahda Wasaaradda Madaxtooyadu waxay leeyihiin Noqda kuwii Aqal galkoodu soo degdego ee kala hela Ubad khayr qaba oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca.

 

AAMIIN     AAMIIN     AAMIIN

 

Sidoo kale

Hambalyo Meher Wacan

  1. 1.     Caabi Qodax Geedi
  2. 2.     Muuse Yuusuf Maxamed (Muuse Waasac)
  3. 3.     Siciid Xirsi Muuse (Afmadow)
  4. 4.     Cismaan Cumar Nuur (Indhacase)
  5. 5.     Cabdi Jaamac Samatar (Cabdi qoolay)
  6. 6.     Ismaaciil Xasan Guray
  7. 7.     Maxamed Caydiid Xanash
  8. 8.     Idiris Caateeye Faahiye
  9. 9.     Cabdi Maxamed Xasan Ilkacase
  10. 10.                        Dalays Shire Faarax iyo Caruurteeda
  11. 11.                        C/raxmaan Yoonis Maxamuud (Suldaanka) iyo
  12. 12.                         Dhamaan Ciidanka Illaalada Madaxtooyada JSL, iyo Shaqaalaha Madaxtooyadu waxay Hambalyo u dirayaan Hodan Axmed Jaamac iyo Sayigeeda Cali Mahdi Xuseen oo Meherkoodu ku qabsoomay Magaalada Hargeisa 15/12/2011.

Dhamaan Dadkani waxay Leeyihiin noqda kuwii isku raga ee kala hela Ubad khayr qaba kuna noolaada Bashbash iyo barwaaqo.