Jawhar Qalinle iyo Xaaskiisa Siman Maxamuud Jaamac Waxay Walaalahood Ilma Sheekh Ibraahim Caateeye Ka Tacsiyadaynayaan Geerida Naxdinta leh Ee Ku Timid Aabahood Sh. Ibraahim Caateeye Oo Ku geeriyooday Magaalada Boorama.Waxan Ilaahay Ka baryaynaa inuu Aabo Janatul Farduusa Geeyo Idinka iyo Anagana Samir iyo Iimaan Inaga Siiyo AAMIIN……….