Copenhagen(Subulahanews) Ciidamada CID da ee Gobolka Awdala ayaa wali xabsiga ku haya wariye Maxamed Axmed Ismaaciil oo ka tirsan shabakada wararka ee Subulahanews, wariyahan ayaa shalay laga soo qabtay Manno Guest house wakhti u  ku gudo jiray shaqadiisa maalinlaha ee saxaafadeed, Wariyahan lama cadayn waxa loo haysto, waxaas wararka ku dhaw dhaw sheegayaan , war ay qoreen Ramaas iyo Qarannews  oo ahaa Ciidamo ka soo dagay Xeebaha Awdal iyo Salal. Dawlada Somaliland ayaa Caado waxay ka dhigtay wixii dhacaba in loo xidh xidho saxaafiyiinta madaxa banaaan.

Shabakada subulaha news editorkeeda guud wax u Dawlada Somaliland iyo kani Gobolkaba ka codsanayaa in Wariyahaasi Xoriyadiisa loo soo celiyo.

copenhagen

Denmark

 

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook