Dhammaan qurba jooga bahweynta Jibriil Yoonis ee cariga Ingiriiska waxaa la ogeysiinayaa in Shirweynihii Beelaha Jibriil Yoonis ee mudooyinkii u dabeeyey laga soo shaqeynayey ka dhici doono galbeedka magaalada London maalinta Sabtida ah ee soo socota isla markaana taariikhiidu tahay 03/03/2012 wuxuuna shirku furmi doonaa saacada 4:00pm galabnimo.
Goobta shirku ka dhacayo waa sidda tan soo socota.
CHALKHILL COMMUNITY CENTRE
113 chalkhill road, wembly HA9 9FX
Shirkan oo ah mid aad u muhiim ah isla markaana lagaga hadli doono arrimo badan oo Beelaha Jibriil Yoonis wanaag iyo horumar u ah ayaa waxey gudiga qaban qaabada shirku ka codsanayaan dhammaan Bahweynta Beelaha Jibriil Yoonis ee ku nool wadanka UK in ay si ballaadhan uga soo wadda qeyb galaan.
Wixii faah faahin dheeraada ee shirka ku sahabsan fadlan kala xidhiidh magacyadan iyo Numberadan hoos ku xusan.
Good 00447772568009
Bashiir 00447956646575
Maydal 00447855725036
Ismaciil 00447939433360
Cabdi bigays 00447542938935
Suleiman 00447960606518

WAA ARIN FIICAN WAANA SOO DHAWAYNAA ARINTAA BEESHA HANA NOQDO MID WAXA KU OOLA OO AAN REERAHA KALE AAN WAXA YEELAYN OO KA HADLA UUN DANAHA REERKA ONLY