Salamu caleekumu dhamaan umada Reer Awdal Satet, waxan aad uga xumahay wiilka labada logood iyo labada Gacmood into laga xiray la jidh dillay sida cadowtinimada lehna loo dillay waan cambaaraynaynaa haddaan nunahay Hooyoyinka u dhashay awdal eek u nool UK walina maannaan arag qof kula jiidh ah oo meeshiisii uu ku noolaa sida Waxashnimada leh loogu jidhdillo waana mid meel u taala oo aan lagaga hadhayn, taliyaha Raran iyo afartii aye ee uu Ku diray waxa kaloo waheliya taliyaha ciidanka xeebaha galbeed.

Waa wax lala yaabo afku kugo oo carabku ku qalal isagoo wax cad lagu hayo haddana dafiraaya ayedii uu kudirayna difaacaaya,Waxa uu ogyahay in ay arintu isaga ku soo noqonayso, dadka ay khusayso arintaasi waa in ay meel uga sooWadda jeestaan sidii nimankaa wax looga qaban lahaa haddaanad wax iska waabinin lagaa hadhimaayo,Ninkani muduu yarka daba socday maantuuna haleelay balse ifkana rajo xumo ayaa u taal akhirana cadaab daranAyuu mutaysan doonaa , hooyo Mahamedow waxaan ilaahay kaga baryayna in cafimaadkaagii u kuu soo celiyoNabar gardarona kaaga dhigo aamiin aamiin.

wakhti dhaw waa la xisaabtamidoonaa nin walbana wixii ugalay waa laga gooyn doonaa waxan u sheegayaa dhalinyarada in ay wakhtigooda ka faaiidaystaan oo ay

ka fikiraan meel fog oo wax ku oolleh dhulkiinan iyo dadkiinan dayacan ee haaddu

bobayso odayadan dhoohan ee waxba dhaadayn ee sida bisadaha sunsumay cadawkalena u adeegaya koodiina cagta hoostiisa galinaya ha ku haleeynina ,

wakhtigiinaa lagu ciyaarayaa oo la curyaaminayaa, taasi waa mid iga dardaarana.

saida meiad

wabilaahi tawfiiq