Waar dadka been ha u sheegine. Reer Awdal waa Somaliland. JIbriil yoonis haday dawlad rabaan kililka shanaad haka samaystaaan mid. Halkan Somaliland baa la yidhaa waxaa aad sheegaysaana ma soconayaan.
hanoolato dawlada awdal state vive samaroon vive horumar kii ka xun awdal state allah dariiqa wanaagsan ha ku tuso meesha ka kac somaliland waxba kumalihin ee ha riyoon sadka somaliland aan kuleenahay waa dil iyo cagajiglay iyo jidhdil iyo bahdilaad joogto ah qayrkaa ha kaga hadhin wax meesha ooliin awdal state waxan ku odhan lahaa wadan kii waa inaad si dhakhso ah loo teegaa oo la muujiyaa dawlad nimada
Well Done: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Awdal State of Somalia Mudane Gar: Rashiid Aw-Nuur Xirsi Allow Ma Nin,,,
Goboladda Awdal State ee Gabilay Awdal & Salal Guul, Guul,
@-Ka Naxow Nafta Waa Idan Alle,,
@-Buurta Sow Guradeediyo Galbeed-baa Laga Taagay, Laga Taagay U Garaac Sacab & Durbaan,,,
Waar dadka been ha u sheegine. Reer Awdal waa Somaliland. JIbriil yoonis haday dawlad rabaan kililka shanaad haka samaystaaan mid. Halkan Somaliland baa la yidhaa waxaa aad sheegaysaana ma soconayaan.
aad iyo aad ban ugu faraxsanahay dawladayda awdal state lllkn wanigu halkan waxna ka odhan laha inaaad warkina shaaca ka qaadan sida khaatumo state madaxwayen guul 100%
hanoolato dawlada awdal state vive samaroon vive horumar kii ka xun awdal state allah dariiqa wanaagsan ha ku tuso meesha ka kac somaliland waxba kumalihin ee ha riyoon sadka somaliland aan kuleenahay waa dil iyo cagajiglay iyo jidhdil iyo bahdilaad joogto ah qayrkaa ha kaga hadhin wax meesha ooliin awdal state waxan ku odhan lahaa wadan kii waa inaad si dhakhso ah loo teegaa oo la muujiyaa dawlad nimada
vive awdal state