Borama (Subulaha News) waxaa in mudo ahba shaqo culusi ka socotaa jidka isku xidha jaamacada Camuud iyo Magaalada borama, jidkaasi oo ay dhismihiisa gacanta ku hayso Jaamacada Camuud ayaa dhan 4 Km oo kazoo bilaabma Camuud kuna dhamada barta magaladu ku joogsato.

Waxaa si cawliya loo bilaabay dhismaha jidkan oo loo qorsheeyey inuu dhamaado inta ka hadhay bishan sadexaad, ayaa maraya meel fiican oo gabo gabo ku dhaw.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Subulahanews.com

Borama, Somaliland