Dhamaan Walidiinta Iyo Asxaabta Hoos Ku Xusan Waxa ay Tahniyad Dhalasho Farxad Leh Hawada U Marinayaa Aabe Cumar Cali Jaamac Iyo Hooyo Ayaan Axmed Yuusuf Oo Dhawaan Wiil Ugu Dhashay Wadanka Ingriiska.
- Hooyo Cadar Xasan iimaan iyo Aabo Axmed yuusuf.
- Habo Kaltuun Xasan IIman iyo Sayigeeda
- Walaalo Yuusuf Axmed Yuusuf iyo Xaaskiisa
- Waalo Cali khadar Axmed yuusuf iyo Xaaskiisa
- C/casiis maxmed jaamac iyo Xaaskiisa.
- Maxamed jaamac Muuse iyo Xaaskiisa.
- Siciid muuse Axmed
- Maxamuud Nuuur Daahir iyo Xaaskiisa.
- Siyaad Baabulo iyo Xaaskiisa.
- Maxamuud Awbash bash iyo Xaaskiia.
- Bashiir Maxamuud yuusuf iyo Xaaskiia.
- Cali Daahir Cabdi iyo Caruurtiisa.
- Muuse(Branko) iyo Xaaskiisa.
- Maxamed Muuse Waabari iyo Xaaskiia.
- Maxamed Samriye iyo Xaaskiisa.
- Mutafe Jaamac Muuse.
- Maxamed Shoodhe iyo Xaaskiia.
dhaman waxay dadkani hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan Aabo Cumar Cali Jaamac iyo Hooyo Ayaan Muuse Axmed
oo wiil ugu dhashay magaalada londan Hospitalka Ealing Hospital,wiilkaas oo loo bixiyay C/wuhaaba Cumar Cali waxayna leeyihin C/wuhaab soo barbaar noqo kii dalkisa diintisa iyo dadkiisaba anfaco.
aamiin aamiin aamiin

Anigoo ku hadlaya magaca reer Ali obsiye (Aligabiley) iyo kareer kaygaba waxan halkan hambalyo uuga diraynaa Omar Ali Jama iyo Ayaan Ahmed Yusuf oo wiil uugu dhashay magaalada London waxaan leeyahay kii diintiisa iyo dadkiisaba anfaca Allah hakayeelo Aaamiin Aaaamiin
Mohamed Aligabiley