Borama(Subulahanewss)Waxaa Saaka waxkhti dadka badankiisu salaadii subax u kaceen dhanka bare ee magaalada Borama ka dhacay dil loogu gaystay Marxuun Qasbaaye oo isagu ah  Dilaal Alaabada Bagaashka ah wareejiya Magaalada dhexdeeda.

Dilkana ayaa waxay wararku sheegayaa inuu gaystay Oday waayeel ah oo dadiisa lagu sheegay ilaa 70 jir , kaasi oo markii saldhiga la geeyey sheegay in uu isdifaac ku jiray ninkan u sakhraansaa , nabur wajiga kaga yaala  markii u marxuunka dhintay u gaystay kadib u tooray ku dhuftay , taasi oo u ku macneeye in isku badbaadinaayey.

Wixii warar ah ee ka soo kordhaan waxaad ka helaysaan Shabakada.