saciid ibraahim rijaali,
xaaji muuse camir,
maxamed jaamac abgaal,
Bashiir Boqore,
Ciise ismaaciill xandule,
c/wahaab Bashiir Sh.cumer,
yuusuf barkhad cumar,
cali cawaale warsame
Abubakar sh. maxamuud
dhamaan magacadda korku qorani waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay allaah ha u naxariistee marxuum mahdi maxamuud cabdile oo shalay ku geeriyooday magaalada lafaciise

