London(Subulahanews)Xawaalada Amoudexpress oo Beryahanba ku faafafaysay daafaha Caalamka ayaa kulan u qabatay jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Abu-dabay ee wadanka imaaraadka carabta taas oo ay Madaxda xawaaladu uga xog waramayeen dadwaynaha ku dhaqan Abu-dabay halka ay xawaaladu marayso iyo in xawaaladu hada wixii ka danbeeya ay xarunta dhexe ee lagaga Maamulo Xawaalada ay ka furanayso wadanka Imaaraadka .