Annagoo ku hadlayna magaca Reer Cumar Bille iyo magaca Reer Cabdi Khalif oo dhan waxaan halkan tacsi tiiraanyaysan uga diraynaa dhamaan reer Cilmi Fariid meel kastooy joogaanba geeridii naxdinta lahayd ee ku timid hooyadood Shukri Iimaan Wacays oo maanta ku geeriyootay magaalada Boorama .waxaanan illahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo iyagana samir iyo iimaan ka siiyo aamiin.
Mohamed Omer Bille Iyo Ruqiya Cabdi Khalif
London
