Anigoo ku hadlaya magaca reer Cumar Kahin (Geljire) dhamaan meelkasta

oo ay kala joogan waxan halkan tacsi tiiraayaysan uga dirayaa geeridii

ku timid reer Cilmi Fariid hooyadood SHUGRI IIMAN WACAYS oo maanta ku

geeriyootay Borama 16/05/2012, waxan leeyahay qoys,ehelo iyo qaraaboba

samir iyo iman Allaha inaga siiyo. iyadana jannadii Allaha geeyo amiin

amiin

Jamaal Cumar Kaahin

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook