London(Subulahanews)Ugaas C/rashiid Ugaas doodi iyo Suldaan Abiibakar Cilmi ayaa Xalay ka ambabaxay Magaalada London oo ay in mudo ah ku sugnaayyeyn, halkaasi  oo ay kula kulmeen dadwayhana ka soo jeedaa gobolada iyo dalaalka u dago bulsha waynta ay matalaan ee Gadabuursi, ugaaska gadabuursi ugaas C/rashiid Ugaas Roobleha iyo suldaankuba waxay u soo ambabexeen dhulkii hooyo iyagoo soo mari doona Addis ababa iyo Gobolada Somalidu dagto ee Ethiopia Khaasatan Gobolka Harowo ee Qowmiyada Gadabuursi, kuna soo dambeyaan Awdal iyo Salal. Sawiro Hordhac ah hoos ka daawol