Mudadooyinkan Danbe waxaa isasoo taraya hadalo anshaxa dadnimada iyo ka dhaqanka somalidaba kafog oo ay adeegsato Mareeg kusifwday kala dilka bulshada ku dhaqan awdal gabilay iyo salal hadaba waxaa is waydin mudan ninka u badheedhaya inuu bulsho uu kala faqooqo oo uu maalinba qof mareegta ugu caayo si aan gabasho lahayn waxa marag madoon ah in aan idhaha laga qarsan karin waxyaabaha uu ku dhaqmayo,

bulshada gobaladaasi kasoo jeeda waxay arkaan dhibta ay leedahay sida uu rabo inay tahay in dagaal uu ka dhex rido dadyowga ilbaxnimadu u tahay hoyga ay dugasaadaan balse ninka mareegta ka ah tifaftirahu ma ogsoona dadkaasi inay yihin dad aan dheg jalaq usiinayn inuu kala dilo bulsha waynta gobaldasi .

Sifooyinka uu Warbaahinta uu u adeegsado ayaa noqotay shaqsi cay iyo inuu meel uga dhacay hanan socodka saxaafada oo ah mid ka fog qabyaalad iyo isku dir bulsho hiigsanaysa horomar

hada Mareegta harowo iyadoon ogsoonahay inay noqotay aafo bulsha waynta awdal salal iyo gabily ku ah lidi

Hadaba Maalmahan U danbeeyey Waxa Mareegtaas si is daba joog ah u qoraysay Marwo amaal x. ahmed Mizan Oo ah shaqsi karti u leh wax qabadka iyo horomarinta dalka iyo dadkaba waxa kuu muuqanaysay in uuna rabin inuu arko Haweenay qabanaysa wixii ragii ka horeeyey qaban waayeen Hadaba is su,aasha la iswaydiin kara oo ah Aflagaadada bulshada Awdal gabilay iyo salal ugaysto Mareegta harowo Ma tahay mid lafiirsan karo ?

Wabilaahi Tawfiiq

Khadar Osman

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook