Hambalyo Meher hambalyo Meher Hambalyo Meher
Dhamaan dadka magacaantoodu hoos ku xusan yahay waxa ay habalyo
meher u dirayaan Eng:Maxamed X.Daahir Cabsiiye iyo Raxma Abiib Muxumed
oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada Borama gaar ahaan Hotel
Rays.maalintii Khamiistii oo ay taariikhdu ku beegnayd 7/6/2012
Hooyo Ceebla Nuur Ibraahim
Habo Cibaado Nuur Ibraahim
C/qaadir X.Daahir Cabsiiye iyo xaaskiisa Caruurtiisa
Caasha X.Daahi Cabsiiye iyo odaygeeda caruurteeda
Xaawa X.daahir Cabsiiye iyo odaygeeda caruurteeda
Nimco x.Daahir Cabsiiye
Samsam X.Daahir cabsiiye
Khadra Cumar Dudub iyo odaygeeda caruurteeda
Caydaruus Cumar Dudub iyo Caruurtiisa
Maxamed Cumar Dudub iyo Caruurtiisa
Cabdi Cumar Dudub iyo xaaskiisa caruutiisa
Xaliimo Cumar Dudub
Nimco Axmed Yuusuf
Ruqiya X.Yuusuf Dugsiiye
Xaawa x.Yuusuf Dugsiiye
Wariye:C/casiis cabdulaahi ibraahim
Ubax Maxamed Ileeye
Xliimo Maxamed Ileeye
Rooda Diiriye
Hodan SH.Faarax Bade iyo saygeeda
Rooda Sh.faarax Bade
Cabdi maxamed Aadan iyo xaaskiisa
C/naasir Maxamed Aadan iyo Xaaskiisa

