waxaan manta qalinka uqaatay ee anka hadlaayo waa wada hadalka udhaxeeya
somaliya iyo mamulka somaliland taas oo aliga ii cuntami wayday
aniga oo an tageer sanayn mamulka somaliland oo ah nin kasoo horjeeda
hadana waxaan ka adkaysan waayaay arin aniga ii cuntami wayday
arintaa hadaan sifiic usharaxo
waa cida looxulay wada hadalada dhexmaraaya somaliya iyo solailand
waxaan kanaxay markaan ku arkay (garaad) oo kasoo jeeda beesha reer nuur?
waayo horta beeshu raali ha iga ahaato iyo garaadba
horta dadka ushaqeeya mamulka somaliland ee reer awdal
ninka ugu firfircoon waa garaad lakiin dhibaa jirta an sahlanaan
marka layidhaahdo waxqabtan shisheeye reer nuur uma qalibno gadabuursi
waxaad xasuusatan cadkay jabuuti inooga soo qadeen iyo waxaan ahaan jirnay iyo manta waxaan kanahay ayaa halkaa ina dhigay waa (agoon ) waa reer nuur
waxaad ku dartaa xoriyadii somaliland ee engirisku siiyaay somaliland markii latagay
london ee waraaqaha aqoonsiga lasiinayaay waxaa lagu wareejay (xaaji ibraahin nuur )oo ahaa reer nuur isaguna markiiba cigaal oo agjoogay ayuu kuwareejay
waa la ogaa waxaan masab kahelay wataan mugdisho loola cararay
mantala hadaa nin reer nuura lagu daray hashiiska dhaxmaraaya somaliya iyo
mamulka somaliland ? waxaan leehay arintaa manta halaga foojignaado reerkasi inooma qalibno
inkasta oo una meesha kasoo baxan wax aqoonsiya hadana waxa laga wada hadlayaa waa cadkay kuyeelan
lahayeen dawlada somaiya waxa lagu kala saxeexanayaana waa magaca mamulka somaliland adigana waa
ku gawracayaa ohinta manta ka jirta awdal tu kadaran ayaa kasoo socota meesha ee idho gaara haloo yeesho
waa taladii iyo qalinkii
mr mawlid cilmi ahme (seefu samaroon¬)
muhubo1212@hotmail.com

REER NUUR WAA KUGUU KU XOREEYAYAY MAWLAIIDAY MARKAAD BORAMA SALIIDA KU MIIS MIISAYSAY, CALOOL SAMAROON BAA TAHAY , ADEER RAGU WAA TALO KEEN IYO TALO RAAC, TOLKAA REER NUUR HADUU TALADA KUU GOOYO MAXAAD KU DIIDI, XANUUN TOLKAA AYAA KUGU DHACAYE , HADAY BILAABATAY WAA LAGU OGYAHAY INAAD XADKA KA TALAABI DOONTIDE LOLKKKKKKKKKKKKK