London(Subulahanews)-Ciyaar galabta dhexmartay dalalka Spain iyo France ayaa waxaa 2:0 ku badiyay dalka Spain ka dib markii cayaaryahanka xabi alonso uu u dhaliaya labada gool.

Goolka hore ayaa wuxuu dhaliyay daqiiqadii 19 ee qaybtii hore ciyaarta iyadoo goolka labaadna uu dhaliyay daqiiqadii 90 ee ciyaarta ka dib markii loo dhigay penalty.

Kooxda Spain ayaa la ciyaari doonta wareega sadexaad ee ciyaaraha kooxda dalka Portugal halka dalka Germany uu la ciyaari doono kooxda bari badisa England iyo Italy.

Kala soco Subulahanews.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook