Dhamaan Qoyska reer Xasan Mataan oo Dalka Dibadiisa iyo Gudihiisa Jooga waxay Hanbalyo Meher wacan Hawada u Marinayaan Lamaanaha Iscalfaday Mudane: Abdikader Jamma Abdilahi “Wadaadyare” Iyo Haboon Ahmed Elmi (Axmed Farmasi), oo meherkoogu ka dhacay masaajidka weyn ee Masjid Jaamaca maanta oo bishu tahay 28/06/2012. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii rasuulka,BARAKALAAHU LAKUMAA WA BAARAKA CALAYKUMAA WA JAMACA BAYNAKUMAA BILKHEYR.
Guurkiina Guur kheyr Gurigina Guri Nagi….Amen Ameen
1. Abdirashid Xasan Mataan
2. Luul Xasan Mataan
3. Rihiima Xasan Mataan
4. Dr. Ahmed Xasan Mataan
5. Abdiqadir Xasan Mataan
6. Qaasim Xasan Mataan
7. Aadan Xasan Mataan
8. Safia Xasan Mataan
9. Abdilaahi Xasan Mataan
10. Sahra Xasan Mataan
11. Nimco Xasan Mataan
12. Khadra Xasan Mataan
13. Ubah Xasan Mataan
14. Ayaan Xasan Mataan
15. Hinda Xasan Mataan
16. Abdikarim Xasan Mataan
17. Abdisalam Xasan Mataan
18. Abdirahman Xasan Mataan
