Boosaaso(Subulahanews)Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey, oo loogu dabaal degayey maalinta xoriyadda gobolada koonfureed iyo midowga labadii gobol ee Talyaaniga iyo Ingiriisku kala gumeysanayeen oo ku beegneyd 1-July-1960, ayaa xalay ka dhacay xarunta dowladda hoose ee degmada Boosaaso.

Xafladda oo ay dad badani kasoo qayb galeen ayaa ahayd mid leh muuqaal aad u qurxoon kaas oo laga dheehan karay sida ay dadka Soomaaliyeed maalintaasi qalbigooda ugu dheertahay ayna u jecel yihiin inay dib u midoobaan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Source and copy right  Horseed media.

 

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook