Muqdisho(Subulahanews)Munaasabad balaaran oo si weyn loosoo agaasimay isla markaana uu ka qeyb galay madaxweynaha dowlada KMG ayaa ka dhacday aqalka madaxtooyadda.

Munaasabadan oo lagu maamuusayay 52 sano guuradii kasoo wareegatay maalinta xoriyada Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin katirsan golaha Wasiirada, Taliska Ciidamada xooga iyo kuwa Booliska, Maamulka gobolka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweynaha dowlada KMG ayaa suray calanka Soomaaliya marka ay saacadu ahayd 12-kii saqda dhexe iyadoo la qaaday heesta calanka.

Hadaba Waxaan idiin soo gudbinaynaa Sawirada Munaasabadda 1-da Luulyo ee Madaxtooyadda laga xusay

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook