Borama(Subulahanews)Hospitalkan ayaa waxaa laga hirgalinayaa Dhinac koonfur bari ee magaalada Borama, Waxaa hirgalin doona qoyska reer sheekh cali jawhar iyo inta wax ku darsata ee jeclayd wax qabadkii Dr Marxuum C/Shakuur Sh Cali , dhakhtarkan ayaa noqon doona mid lagu daaweeyo dadak dhimirka wax ka qaba…
Wariye Maxamed Xasan Ismaaciil(Sharibi yare)
Subulaha news
Borama

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook