Borama(Subulahanews)Xildhibaankii ugu horeyey ee iska soo sharaxa golaha deegaanka ee urur siyaasadeedka dalsan oo maanta munaasibad heer sare loo samayey. xildhibaan cumar xassan nuur (cumar sanduuq) ayaa qudbadii uu halkaasi ka jeediyey ku sheegay in uu badan ka qaban doono bahiyaha aas aasiga isaga oo carafkana ku dhuftay hadii uu helo in uu xafiiskiisa ay uu furay caruur iyo ciroolaba.
by wariye mahamed hassan ismail (sharbi yarre)




































