
London(Subulahanews)Dad Waynaha Somaaliyeed ee ka soo jeeda Dalka Djibouti kuna dhaqan magaaladan london ayaa Xaflada aad loo soo Agaasimay oo ay ku xusayeen Sanad Guuradii 35 aad ee ka soo wareegtay Xoriyadii dalkaasi oo ku beegnayd 27 bishii june soo bandhigay ,heeso , gabayo iyo ciyaaro kala dawo.
Xaflda Sanad Guuradii 35 aad ee Ka Soo wareegtay Xoriyada Dalka Djibouti ayaa Lagu Qabtay London(Somalli Channle Video)
Posted by admin on July 8th, 2012 10:50 AM | NEWS
Comments are closed.
