Borama(Subulahanews)Tababarka oo Sanadkiiba mar la Qabto ayaa loogu talo galay sidii kor loogu qaadi lahaa tayada iyo farsamooyinka wax dhigista ee Macalimiinta labada dugsi ee Ubaya iyo Al Aqsa , dugsiyada oo ah kuwo si gaar ah loo leeyahay, waxay ka koobanyihiin mid walba sare ilaa hoose , hoos ka daawo sawiradii tababarkan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook