London(Subulahanews)-Safiirkii u fadhiyay dalka Iraq dalkaasi Suuriya ayaa la sheegayaa inuu ka baxsaday xilkii uu u hayay dalkaasi Suuriya isagoo magangalyo waydiistay dalkaasi Iraq.
Waxaa shalay ku dhintay dad kor u dhaafay 52 qof oo lagu laayay dalkaasi suuriya.
Waa masuulkii u sareeyay ee ka baxsada xaga dublamaasiyada dalkaasi Suuriya isagoo ku dhawaaqay wuxuu ugu yeedhay kacaanka suuriya .
Dhinaca kalena qaramada midoobay oo shir sheegay ayaa waxay soo go’aamiyeen in loo qabto muddo 10 cisho Mr Asad si uu u joojiyo dhiiga ka daadanaya dalkiisa haddii kalena la saaro cuno qabatayn caalamka ka dhan ah waxaase wali dhiniciisa ka adkaysanaya dalkaasi ruushka oo isagu diidan in la saaro cuno qabatayn.
Subulahanews.
