Hassan Omar Miicaad iyo dhammaan shaqaalaha xawaalada caalamiga ah ee Kulan Express waxey hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mudane Idiris Aadan Hassab (Al Najax) iyo Mawadiisa Marwo Nimco Xaaji Nuur Maxamuud oo gabadhi ugu dhalatey magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti, gabadhaas oo loo bixiyey Qaali Idiris Aadan waxaaney leeyihiin noqo tii diinteeda, dadkeeda iyo dalkeeda afcada aamiin aamiin aamiin.
Hassan Omar Miicaad Iyo Dhammaan Shaqaalaha Xawaalada Kulan Express Waxey Hambalyo U Dirayaan Mudane Idiris Adan Hassan (Al Najax) Iyo Marwo Nimco Xaaji Nuur Maxamuud.
Posted by admin on July 13th, 2012 05:53 PM | FADHIGA SUBULAHA
Comments are closed.
