waxa an halkan tacsi tiiraanyo leh u diray naa wlalakayo Geedi Osman Nuur oo geerida naxdin ta leh ee ku timid qoyskooga waxan lee nahay inaalilahi wa inaa ilayhi raajicuun waxa an lee nahay ilahay samir iyo iimaan ha niga siiyo geerida naxdin ta leh cidina ma joogayso dunida kulu nafsi daaqataul mawt waxana halkan uga tacsiyay naya asxaabtiisa 


AHMED HUEIN ALEEL 


OMAR JAMA ELMI

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook