Inaa Lilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun;
Dhamaan reer Cabdi Dugsiiye, reer Cige Riiraash, Reer Suldaan Riiraash iyo reer Fadal Kaahin waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Nuur Cali, reer Cumar Kaahin iyo dhamaan qaraabadii iyo ehelkii ay ka geeriyoodeen Allaha u naxariistee reerkii ku nafwaayay shilkii baabuur ee ka dhacay magaalada Borama. Ilaaha qaadirii naxariistii jano haka waraabiyo marxuumiinta, dhamaanteena samir iyo iimaan ha inaga siiyo. AAMMIINN.
Waxaan islamarkaa tacsi tiiraanyo leh u direynaa ehelkii iyo qaraabadii Allaha u naxariistee uu ka geeriyooday Yusuf Axmad (Xuuxaale). Ilaaha qaadirii naxariistii jano haka waraabiyo marxuumka dhamaanteena samir ha inaga siiyo. AAMMIINN.
Suleyman Cabdi Dugsiye
