
Borama(Subulahanews)macadka saw ayaa ardayda waxa uu uga qaaday qaab cusub oo ka jirin wadanka oo idil iyaga oo loo qaaday in ardayda la qeeyo meelo kala duwan oo ka mid ah,shirkadaha,super marketka,farmasiyada iyaga oo ay ardaydu af ingiriis kolba meeshi la joogo isticmaalayaan.
qaab cusub ee ardayda imtixaanka finalka loo qaadayo ayaa ah mid faaiido balaadhan uu soo kordhinaya ardayda dhamaysatay luuqada af ingiriisiga.
si kastaba ahaate macadka saw community college ayaa uu taagan inuu bulshada siiyo aqoon buuxda oo tayo leh taasi oo aan fici doonta mustaqbalkooda.
wariye Maxamed Xasan Ismaaciil (Sharbi yare)
Subulaha news
Borama
