London(Subulahanews)-Xaflad ay xalay ku qabteen galbeedka magaaladaLondonqaar ka mida ah dhalinyarta qurbojooga ee ka soo jeeda Gobolada Awdal,Selel iyo Gabiley ayaa lagu qabtay magaaladanLondontaasi oo ay dhalinyartu si hagar la’aan uga qayb qaateen taageerada dhibaatada ka taagan goboladaas.

Maxamed Miicaad Alaale
London
Subulahanews



























ALLOW idin barakee dhalinyarada somaliyeed gaar ahaan kuwa ka soo jeeda gobolada awdal, salal iyo gabilay waxaan odhan lahaa ha ka daalina wax qabadka dalkiina iyo dadkiina wax kasta oo uu dhulkiinu u baahan yahayna waad la socotaan ee waxa idin hadhay in aad dakadda luqhayana iyo madaarka boorame aad ka qayb gashaan sidii oo furi lahaa iyagana waayo waa labadii aad ka soo dagi lahaydeeeeen markaad dhulkaaga hooyo ku soo laamayso
waxaan marlabaad leehay oo aan ku celcelinayaa
maashaa allaah maashaa allah Allah hadin barakeeyo
by: Wacays Ahmed Wacays