Prof. Ahmed I Samatar ayaa ku guuleystay cod-bixintii ka socotay Mogadishu Times. Doorashada waxay socotay hal isbuuc.

Prof. Ahmed Samatar wuxuu helay 29.9%. Kaalinta labaad waxaa galay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamad Cabdullahi Farmaajo oo helay 27.4%. Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa kaalinta 3aad ku galay 11.4%.

Waxaa codeeyay 2185 oo qof. Cod-bixintan ma’aha mid rasmi ah. Madaxweynaha Soomaaliya waxaa u codeynaya oo dooranaya baarlamaanka Soomaaliya. Laakiin cod-bixintan waxay ka tarjumeysaa rabitaanka shacabka Soomaalida waqtigan hadda la joogo.

 

Waatan natiijadii cod-bixinta

Halkan Guji

http://www.mogadishutimes.com/index.php?option=com_content&view=article&id=378:prof-ahmed-samatar-oo-ku-guuleystay-cod-bixintii-mogadishu-times&catid=1:qorshe-cusub

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook