Dhammaan dadkani hoos ku qoran waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qorskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum Cabdillaahi Daheeye Axmed oo maanta ku geeriyoodey Magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal gaar ahaan waxaan tacsidan u gudbineynaa Sheekh Xassan Daheeye Axmed oo ka mid ah culimadda waa weyn ee dalka, waxaanan leenahay ehladii uu ka baxey marxuumku samir iyo iimaan isagana waxaan Raxmaanka ee Raxiimka ah uga baryeynaa in uu qabriga u nuuro oo uu waliba ka waraabiyo Janadii Farwoda maca Nabbi Muxamedna CSW ka yeello maalinta qiyaame aamiin aamiin aamiin.

Aabo Nuur Xuseen Fariid
Hooyo Farxiya Muumin Fariid
Mahdi Xuseen Fariid
Maxamed Muumin Fariid
Cabdiraxmaan Muumin Fariid
Deeqa Xuseen Fariid
Cabdirashiid Xuseen Fariid
Cabdiqani Nuur Xuseen
idil Nuur Xuseen
Hodan Nuur Xuseen
Hana Nuur Xuseen
Haboon Nuur Xuseen
Maxamed Nuur Xuseen.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook