Inaa Lilaa Wa Inaa Ilay Raajacuun: Dhamaan Jaaliyada Reer Awdal ee degan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnasota USA, waxay Tacsi Tiiraanyole u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Bashiir Maxamuud Alleel. Waxay jaaliyada Ilaahay uga baryaysaa marxuumka inuu Janadii Fardoosaad ka wararbiyo, inagana Samair iyo iimaan inaga siiyo. waxa an halkan uga tacsisaydaynay naa dhaman qoyska ama famlyga reer xaaji ahmed aleel oo ku kala nool calamka daafihiisa waxan lee nahay ilaahy samri iyo iiman ha niga siiyo marxuum ka marxuumkan oo ka dhintay umada soomaliyeed ayaa waxa uu ku noolaa qurbaha waxaii ka danbeeyay dagalkii 1990 gii issagoo ku noolaa cargan maraykanaka waxa uu ahaa dr wayn uu aad looga yaqaan dhulka somaliyeed waxa uu ka soo shaqeeyay dhaqtaradii digfeer ee mogdisho dhaqatarka wayn ee hargaysa  ka boorama isagoo wax yaabo badan ay ku xasuustaan dhaqaatiirta soomaliyeed ayaan waxa an gadaal ka soo gudbinay naa taaariith nololeedkiisii oo dhamaystiran waxanan lee nahay eebe ha u naxariisto asaga iyo umada kale ba

Aaaaamiiiin…Aaaamiiiiin….Aaamiiiiin. Inaa Lilaa Wa Inaa Ilay Raajacuun

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook