
London(subulahanews)Waxaynu jeclaysannay inaan Ummadda Soomaaliyeed, la wadaagno codkii baxsanaa ee Hibo Maxamad Huddoon (Hibo-Nuura) iyo Heestii ‘Sooma-Ramadaanka’ oo ka mid ah heesihii waayo-waayo, markii Soomaaliya ahayd Somaaliya, lagu soo dhaweyn jiray bisha barakaysan ee Ramadaan, kuwa ugu xusuusta mudan.
Senior writer and poet
Abdiqani Ateyeh
