Isla galabtii waxa iyagna ciyaar fican soo bandhigay labada kooxood ee kala ah Saw community college VS Telesom ciyaar oo ahayd mid jawi dagan ku bilaabantay ayaa waxa goolkii koowaad dhalisay kooxda Telesom iyada oo uu saxeexay wereryahankooda maslax iyada oo goolkani wax badan ka badalay ciyaar dhexdaada ayaa hadana waxa goolkii labaad dhalisay kooxda Telesom.
si kastaba ahaate ciyaar ayaa ku soo gabagabowday 2:0 ay guushu ku raacday kooxdii ku ciyaaraysay magaca Telesom.

 

 

 

Wariye Maxamed ismail Hassan (Sharbi Yare)

Subulahanews.com

Borama, Somaliland

 

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook