Hayada khayriga ah ee Samasons Relief ee fadhigeedu yahay wadanka UK waxay ku wargalinaysaa dhamaan dadka Musilimiinta ah meel walba ay joogaan in ay ku caawiyaan Zakaarul Fitrida iyo Xaqul Ciidka walaalahooga Abaaruhu ay ku dhaceen ee ku dhaqan deegaamada bariga Afrika. Fadlan hadii aad la baxayso, Fitridu waa £3.5 qofkiiba, Xaqul Ciidkuna £5 qoysikiiba fadlan hadii aad go’aansato soo gaadhsi Firirda iyo xaqul ciidkaba tira xisaabeedka hoosta ku qoran ka hor taariikhdan 14.08.2012.
Bank Name: Llods TSB
Account Number: 16002660
Sort Code: 30-97-76
