Borama(Subulahanews)ciyaar aad uu xiiso badan ayaa maanta galabtii ku dhexmartay gaaroonka

khayriyada labada kooxood ee kala ah kulan vs al hayaad hospital.

ciyaartanoo ahayd mid aad uu xamaasad kulul oo soo jiitaday

tageerayaashi dawanayey ciyaarta ayaa waxa goolkii koowaad dhashatay

kooxda kulan iyada oo goolkaasi wax badan ka badalay ciyaarta ayaa

waxa hadana gool labaad keensatay kooxda kulan.

halkaasi ayay ciyaartu ku soo gabagabowday.

 

 

 

 

 Wariye Maxamed Xasan Ismaaciil(Sharbi yare)

 

 

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook