Borama(Subulahanews)ciyaar aad uu soo jidaatay dadkii dawanayey ayaa waxa ay galabta dhex martay carwo caamir vs haaruun company. ciyaar ayaa waxa ay ku bilaabanty werar iyo werar celin. si kastaba ahaate ciyaar ayaa waxa ay ku soo afjaranty 0:0 waxa soo baxay haaruun company

 

 

 

 

Wariye Maxamed Xasan Ismaaciil(sharbi yare)

Borama

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook