Borama(Subulahanews)ciyaar aad uu xamaasad kulul ayaa maanta galabki dhexmartay labada

kooxood ee kala ah

meecaad vs borama hospital.

kulankii hore ay isla dheleen labada kooxood ayaa waxa ku dhamaatay

2:1 ay guushu ku raacday kooxda meecaad.

si kastaba ahaate kulankii labadaad ee labada kooxood wada dhelaan

ayaa waxa ay ku soo afjaran ty 0:0 sidaas ayaa waxa ku soo bxy

meecaad.

 

 

Wariye Maxamed Xasan Ismaaciil(Sharbiyare)

Borama

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook