waxaan manta qaalinka uqaatay waa 3 marxaladood oo kajira
gayiga uu ku dhaqan yahay gadabuursi

1- sadexna  waa naxdin
2-sadexna  waa yaab
3-sadexna  waa farxad

1 sadaxda naxdinta waa 1 arday waxbarashadoodi soo dhamaystay ilaa heer jaamacadeed oo
 hadana ka fikiraaya halkay kaga shaqaysanlahayeen aqoontooda waa nasiibdaro
2 naxdinta labaad waa beel dagta sadax dawladood oo hadana midna an sifiican uga dhaxmuuqan waa nasiibdaro
3naxdinta sadexaad  waa beesha an lahay meelkaliya oo dhaqaale kasoogalo amaa 
ganacsade caana amaa dakad garoon diyaradeed waa nasiibdaro

2 sadaxda yaabka 1 waxaan kayaabay beel ay siyaasinteedu hurdaan oo an lasoconba siday wax udhacayaan waa yaab

2 labaad waxaan kayaabay aqoonyahay uu qabtay qalinku oo dhaafi kari waayay oo aqoontiisi kudhamaatay qalin waa yaab
3 sadexaad waxaan kayaabay salaadin saamigoodi qaaday garan waayay oo dadkoodi qadiyaay hadana kufaraxsan waa yaab

3 sadaxda farxada 1 waxaan ku farxayaa markaan arkay  siday dhalinyaradu ujeceshahay waxbarashada waan farxaa
2 labaad markaan arko waxqabadka haayda wadooyinka awdal iyo salal ee asarda waxqabkeeda waan farxaa 
3sadexaad  markaan arko tayada waxbarasho ee taala jaamacada Camuudna waan farxaa
hadaba ilahay ayaan ka rajaynayaa isbadal khayr qaba inuu isoo diro gayida aamin
Waa Qalainkii Mawlid Cilmi Ahmed
Mr Seefu samaroon switzerland
ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook