Hambalyo Meher

Dhamaan dadka Hoos ku qorani waxa ay tahniyad aroos u dirayaan

Boqorka : Mustafe Saleeban Miicaad

Iyo

Boqorada :Nimco Bashiir Maxmuud

Oo dhawaan meherkood u ka dhacay magaalada Borama

 

1.Cabdi Muxumed Muumin

 

2. Cabdalle Maxumed Muumin

 

3. Maxamud Muxumed Mumin

 

4.Iftin Muxumed Mumin

 

5.Maxamed Cabdi Mumin

 

6.Ismaciil Cabdi Mumin

 

7.C/rasaaq C/lahi Kahiye

 

8. Saleban Cabdi Jamac

 

9.Asad Cabdi Jamac (Xoghaya Gobolka Awdal)

 

10.Mustafe Cabdi jamac

 

11.Maxamed Mumin Budin

 

 

 

Dhamaan dadkaasi waxaay leeyihiin caruuska iyo caruusada guurkiinu guur khayr gurigiinu guri naggi.

 

 

 

Aaamin Aamin

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook