Laascaanood(Subulahanews)-Dablay aan wali la aqoonsan ayaa caawa ku toogatay magaaladda Laascaanood Alla ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cawil oo ahaan jiray sida ay wararku nagu soo gaadheen Xisaabiyihii Gobolka Sool.

Dhinaca kalena warar aanu ka helnay Ciidamadda Qaranka ayaa sheegaya in laba gaadhi oo tikniko ah oo ciidanka qaranka hore loogala baxsaday, kuwaasoo dib u soo noqday.

Subulahanews.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook