Hambalyo,Hambalyo Hambalyo
Waxan hambalyo qalbiyaysan u dirayaa sxbkay Mawlid Cilmi Axmed iyo dumashidayda qaaliga ah Deeqa Faarax Cajab  oo ay gabadhi ugu dhalatay dalka switzerland gaar ahaan magaalada Bern ee caasimada dalkaasi   gabadhaas oo loo bixixay Maxubo Mawlid Cilmi waxan leehay maxubo kusoo dhawaw aduunka balaadhan  waxanan leehay illaahay ha kaa dhigo tii Dalkeeda Dadkeeda iyo Diinteedaba anfacda Aamin.Aamin Aamin 
                                                           M.M.Shirdoon.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook