Waxaa Goor dhow magaalada Nairobi ee XaruntaDalka Kenya sirasmi ah ugafurmayKulangaar ah oo u dhexeeyaXoghayaha ArrimahaDibadda MareykankaHellari Clinton iyo Saxiixeyaasha Roadmap-ka ee uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG-ka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

 

Kulanka oo galabta sirasmi ah u bilowday ayaa waxaahadal hordhac ah kajeedisay Hellary Clinton Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo ugu horeyntii ku amaantay madaxdadowladda Soomaaliya horumarrada ay kagaareen Dhinacyada Amniga iyo Siyaasadda dalka ,iyadoodhanka kale soodhoweysay waxqabdka ay muujisay dowladda Soomaaliya ansixinta dastuurkaiyoqaabka sooxulista xubnaha cusub ee barlamanka kuwaas oo dooranayaGuddonkacusub ee barlaamanka iyo Madaxweynaha.

 

Clinton ayaa tilmaantay in Mareykanka uu si weynuladhacsanyahay isbedellada kasocda Soomaaliya gaarahaan hanankalagumeelmarinayo geedisocodka nabadda waxaayna carabkaku adkeysay in Mareykanka uu taageero dhanwalba ah siinayo DowladdaiyoShacbigaSoomaaliyeed.

 

Kulankaayaahaatan ah mid albaabada ay u laabanyihiin islamarkaasna saxaafaddu ay dibadjoog katahaysida uu ku soowaramayo Wariyaheenna Maxamed Axmed Ilkacase oohaatan ku sugangoobtauushirkauga socdo Hoggaamiyeyaasha Soomaalidaiyo Clinton waxaanaxusidmudan in kulankaasi uu goobjoog kayahay ambassador Mahiga wakiilkagaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsanSoomaaliya.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook