Telesom vs meecaad.
Maanta galabkii ayaa garoonka khayriyada ee magaalada boorama ay ciyaar aad uu xiiso badan ay dhex martay labada kooxood eek u ciyaara magaca Telesom VS meecaad.
Ciyaartan oo ku bilaabantay werar iyo werar celin ayaa labada kooxood ay midba mida kale is lahayd ka guulayso ,ayaa labada kooxood ay bilaaban badal badal si ay golal ay iskaga dhalin yaalan iyada oo hada la tagan yahay xiligii loo bixi lahaa koobka ayaa koox walba ay is lahayd kooxda kale ka badi.
Ayaa waxa goolkii koowaad keensatay kooxda ku ciyaaraysay magaca Telesom goolkii oo ciyaarta uu yeelay xamaasad iyo sawaxan.
Iyada oo labada kooxood ay uu hadhay hal hal ciyaaraad oo ay la dheeli doonan kooxda Kulan Express.
Si kastaba ahaate ciyaartan dhex maraysay labada kooxood ee Telesom VS Meecaad ay ku soo af meerantay 1:0 ay guushu raacday Kooxda Telesom Company.
Wariye Sharbi Yare
Subulahanews.com
Borama, Somaliland










