London(Subulahanews)-Dhamaan bahwaynta Subulahanews meel kasta oo ay kala joogaan iyo qoyska reer Miicaad Allaleh iyo reer Cumar Billeh oo kala ah.
Mustafe Miicaad Allaleh iyo caruurtiisa
iyo xaaskiisa Sacaada Faarax
Maxamed Miicaad Allaleh iyo gabadhiisa Suleekha iyo waliba xaaskiisa Leyla Xasan Kaahin
Hooyo Kaltuun Yusuf Samater
Jamaal Miicaad Allaleh
MaLyuun Miicaad Allaleh iyo caruurteeda iyo ninkaage Maxamed Yonis Caateeye
Foosiya Miicaad Allaleh iyo caruurteeda iyo iyo odaygeega Dr Cabdirahmaan Jaamac Hadi
Ruqiya Miicaad Allaleh iyo caruurteeda iyo ninkeega Aadan Xaaji Muxumed Aye
Bilan Maxamuud Xadi
Cabdirahiim Maxamuud Xadi
Cabdirahmaan Cumar Bile iyo Caruurtiisa
Maxamed Cumar Bile iyo Caruurtiisa
Foosiya Cumar bile iyo caruurteeda
Canab Cumer Bille iyo Caruurteeda
Faysal cumar billeh iyo inankiisa Faais
Cabdirashiid Cumar Billeh iyo Caruurtiisa
Cabdiwahaab Cumar Billeh iyo Caruurtiisa
Cabdirisaaq Cumar Billeh iyo caruurtiisa iyo xaajiyadiisa Barni
iyo Hooyo Maryan Kaamil Warfaa
Waxay dhamaantood tahniyad u dirayaan Khalid Mustafe Miicaad iyo Faadumo Maxamed Xasan oo ay gabadhi xalay ugu dhalatay magaaladan London Waxay ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo tii dadkeeda ,dalkeeda iyo diinteedaba anfacda AAMIIN!
