Borama(subulahanews) Gudidida qaadaan ururrinta iyo qaybinta tabarucaadka Abaarha Awdal/Salal ayaa waxa ay ka mahadnaqeeen lacag qadarkeedu dhan yahay 14kun oo doolar oo ka soo gaadhay jaaliyado kala duwan oo ku nool qurbaha(DAAWO)

By Wariye Sharbi yare
Subulahanews
Borama/Somaliland.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook